Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ciraaq oo cambaareysay weerar uu gaystay Maraykanka

Ciraaq oo cambaareysay weerar uu gaystay Maraykanka

Militariga dalka Ciraaq ayaa si kulul u cambaareeyay weerar dhanka cirka ah oo ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen xadka dalkaasi uu la wadaago Syria.
Afhayeenka militariga Ciraaq Yehia Rasool ayaa duullaanka ku tilmaamay xadgudub ka dhan ah madax bannaanida wadankaasi.
Cambaareynta ayaa lagu sheegay mid nadir ah.
Yehia Rasool ayaa sheegay in weerarka Maraykanka lagu dilay ugu yaraan 4 ka mid ah dagaalyahaanada la rumeysan yahay in ay gacan saar la leeyihiin Iiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments