Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dhismihii ku dumay Maraykanka oo kordhay

Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dhismihii ku dumay Maraykanka oo kordhay

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee ku dhintay dhismihii shalay ku dumay gobolka Florida ee Maraykanka .
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in ay dhinteen 5 qof.
Waxaa dhanka kale socdo howlaha samata bixinta iyadoo weli la la’yahay ugu yaraan 156 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments