Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shir ku saabsan kallumeysiga oo lagu qabtay soomaaliya

DHAGEYSO:Shir ku saabsan kallumeysiga oo lagu qabtay soomaaliya

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda kalluumeysiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa kulan looga hadlay sare u qaadida kalluunka dalka Soomaaliya la qaatay ururka dhoofinta cunno badeedka Soomaaliya.
Ka dib markii uu shirka soo dhammaaday ayaa waxaa qodobadii diiradda lagu saaray warbaahinta u faahfaahiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda kallumeysiga ee Soomaaliya .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments