Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Ururka KNUT oo maanta dooranaya saraakiil cusub

Ururka KNUT oo maanta dooranaya saraakiil cusub

Waxaa maanta la filaya in ururka macalimiinta KNUT uu doorto saraakiil cusub.
Tan ayaa imaanaysa ka dib markii shalay xoghayaha guud ee ururka macallimiinta dalka ee KNUT Wilson Sossion uu si rasmi ah iskaga casilay xilkiisi.
Waxaa uu xilkan dhigay isaga oo aad u qiiraysan.
Maanta ayuu ururkan qorsheynaya inuu doorto hoggaamiyaal cusub
Mr Sossion ayaa sheegay inuu diiradda saari doono arrimaha xeer dejinta.
Sossion ayaa KNUT hoggaaminayay tan iyo sanadkii 2013-kii.
Waxaa uu baarlamaanka si magacaabid ah ugu biiray sanadkii 2017-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments