Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Kimilili oo sheegay in shaqaalaha ismaamulka Bungoma mushaaradkooda loo adeegsado qandaraasyo

DHAGEYSO:Xildhibaanka Kimilili oo sheegay in shaqaalaha ismaamulka Bungoma mushaaradkooda loo adeegsado qandaraasyo

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Kimilili ee ismaamulka Bungoma ee galbeedka dalka Didmus Barasa ayaa ka hadlay mushaaraadka aan laga bixinin dowlad deegaankiisa.
Waxaa uu sheegay in shaqaalaha ka howlgala ismaamulkaasi aanan la siiniin mushaarkoodi.
Waxaa uu xusay in barasaabka dowlad deegaanka Bungoma Wycliffe Wangamati u mushaaradkii shaqaalaha u adeegsaday qandaraasyo aan loo baahneyn islamarkaana dani ugu jirin shacabka ismaamulkaasi.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ayuu mudanaha deegaan baarlamaneedka Kimilili yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments