Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xoghayaha guud ee ururka qaran ee macallimiinta KNUT oo is casilay

Xoghayaha guud ee ururka qaran ee macallimiinta KNUT oo is casilay

Xoghayaha guud ee ururka macallimiinta dalka ee KNUT Wilson Sossion ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkiisi.
Waxaa uuna sheegay inuu diiradda saari doono arrimaha xeer dejinta. Mr Sossion arrinka shaaca ka qaaday maanta.
Tani ayaa kusoo aadeyso iyadoo berri qorshuhu yahay in ururka KNUT uu saraakiil cusub doorto.
Sossion ayaa KNUT hoggaaminayay tan iyo sanadkii 2013-kii.
Waxaa uu baarlamaanka si magacaabid ah ugu biiray sanadkii 2017-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments