Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka QM oo israa’iil ugu baaqday in ay joojiso deegaameynta Falastiin

QM oo israa’iil ugu baaqday in ay joojiso deegaameynta Falastiin

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa Israa’iil u soo jeedisay in ay soo afjarto deegaameynta ay ka wado daanta galbeed iyo bariga Quddus ee dalka Falastiin.
Maamullada Israa’iil ayaa sidoo kale laga dalbaday in aynan sii wadin burburinta guriyaha iyo hantida Falastiiniyiinta .
Qaramada midoobay ayaa Israa’iil ku eedeysay xadgudub ka dhan ah xeerarka caalamiga iyo ku tumashada xuquuqda shacabka Falastiin.
Waxay jimciyadda qurumaha ka dhexeysa mar kale ayiday warbixin uu sanadkii 2016-kii soo saaray guddiga u qaabilsan arrimaha amniga taasoo deegaamaynta Israa’iil ee gudaha Falastiin ku tilmaantay mid sharci darro ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments