Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Hoggaamiyaasha Maraykanka iyo Afghanistan oo kulan yeelanaya

Hoggaamiyaasha Maraykanka iyo Afghanistan oo kulan yeelanaya

Waxaa aqalka cad ee Maraykanka looga arrimiyo maanta kulan ku yeelan doono madaxweyne Joe Biden iyo dhiggiisa wadanka Afghanistan Ashraf Ghani.
Waxaa sidoo kale shirka ka qayb galaya madaxa golaha dib u heshiisiinta ee dalka Afghanistan Cabdullah Cabdullah.
Madaxweyne Biden ayaa la filayaa inuu mas’uuliyiinta Afghanistan u xaqiijiyo taageerada ay dowladiisu siin doonto xita ka dib marka ay ciidamadeeda kala baxdo gudaha dalkaasi.
Sidoo kale waxaa la rajeynayaa inuu Ashraf Ghani iyo Cabdullah Cabdullah cadaadis ku saaro in ay mideyaan dhinacyada siyaasad ahaan iska soo horjeeda si loola tacaalo weerarrada kooxda Taalibaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments