Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Puntland oo laga hirgelinayo warshad biyaha badda lagu beddelayo

DHAGEYSO:Puntland oo laga hirgelinayo warshad biyaha badda lagu beddelayo

Waxaa markii ugu horreysay deegaannada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland laga hirgelinayaa Warshad biyaha badda u beddelaysa kuwa macaan oo la cabi karo taasoo ay Maamulka Puntland ay ka caawinayso Hay’adfa Save The Children.
Warshadaan ayaa waxaa laga dhagax dhigay Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari.

Qaar ka mid ah Bulshada ku Nool degmada Xaafuun ee ka faa’iidaysanaya Mashruucaan ayaa Soo dhaweeyay.
Waxaa ayna Sheegeen inay dhibaato ku qabeen Biyaha dhanaanka ah ee Badda sidoo kalena ay degmada Xaafuun iyo deegaanada kala ee ku dhow dhow ka jireen dhibaatooyin dhanka Biyaha ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments