Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Iskaashatada beeraleyda gobolka Hiiraan oo soo bandhigay dalagyada ka soo go'a beeraha...

DHAGEYSO:Iskaashatada beeraleyda gobolka Hiiraan oo soo bandhigay dalagyada ka soo go’a beeraha gobolkaas

Iskaashatada beeraleyda gobolka Hiiraan ayaa soo bandhigay dalagyada ka soo go’a beeraha gobolkaas
Iskaashatada beeraleyda gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya oo ka kooban ilaa 14 Kooxood ayaa waxay Magaalada Beledweyne e Xarunta gobolka Hiiraan ku soo bandhigeen dalagyada ka soo go’ay beeraha gobolkaas.
Beeralay Gobolka hiiraan ee bandhig dalageedka ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa waxay Faahfaahin ka bixiyeen Caqabada ay wajahaan.
Wasiirka Beeraha Maamulka Hirshabeelle ayaa dhankiisa balan qaaday inay garab istaagayaan dadka Beeralayda ah ee ku nool deegaanada Maamulka Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments