Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Taliye Xijaar oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda booliska caalamiga ah...

Taliye Xijaar oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda booliska caalamiga ah ee INTERPOL

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL waxaana uu booqday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee uu ku yaalo Xafiiska Hoggaanka Interpol.
Hoggaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo bah-wadaag la ah Ciidanka Boliiska, ayaa qeyb ka ahaa kulanka, waxaana ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Hay’ada, G/sarre Maxamed Adan Koofi.
Ugu danbeyn, kulanka ayaa lagu gorfeeyay howlaha iyo Iskaashiga Booliska Soomaaliyeed iyo Interpol oo dhinacyoi badan leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments