Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynihii hore ee Filibiin oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Filibiin oo geeriyooday

Waxaa geeriyooday Benigno Aquino oo horay dalka Filibiin madaxweyne uga soo noqday.
Sida ay xaqiijiyeen xubnaha qoyskiisa maanta oo Khamiis ah ayuu ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Manila ee dalkaasi.
Mr. Benigno ayaa dhintay isagoo 61 sano jir ah ka dib muddo dheer oo uu xanuunsanaa.
Waxaa uu ahaa madaxweynihii 15-aad ee dalka Filibiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments