Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dibadbaxyo ka dhacay Thailand

Dibadbaxyo ka dhacay Thailand

Boqolaal qof oo ka mid ah shacabka dalka Thailand ayaa lagu soo warramayaa in ay maanta isugu soo baxeen waddooyinka magaalada Bangkok .
Dadkan ayaa dalbanaya inuu is casilo ra’iisul wasaare Prayuth Chan-ocha.
Waxay sidoo kale doonayaan isbeddelo dastuuri ah si loo xaddido awoodda boqortooyada Thailand.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments