Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo sharaxay Dhaqaalaha Dowlada

DHAGEYSO:Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo sharaxay Dhaqaalaha Dowlada

Wasiirka Wasaarada Maaliyada dowlada Fedraalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa wuxuu Faahfaahin ka Bixiyay halka uu hada joogo heerka maaliyadeed ee Soomaaliya kadib dhibaatooyin badan oo dalku Soo maray.


Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ayaa dhanka kale sheegay inay hada Wadan Barnaamij Balaadhan oo dalka isku filaansho lagu gaadhsiinayo taasoo looga maarmayo inay dadka Soomaaliyeed Sugaan ama ku Tiirsanaadaan Deeqaha Caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments