Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 13 ka mid ah ciidamada difaaca dalka oo ku dhintay diyaaradii burburtay

13 ka mid ah ciidamada difaaca dalka oo ku dhintay diyaaradii burburtay

10 ka mid ah ciidamada hawada ee dalka ayaa ku dhintay halka 13 kalana ay k udhaawacmeen ka dib markii saaka ay diyaarad nooca qummaatiga u kacdo ee loo yaqaano Helikobtarka ku burburtay aagga Ole Tepesi ee Ngong oo ka tirsan ismaamulka Kajiado.
Afhayeenka ciidamada Diifaca Col.Zipporah Kioko ayaa sheegtay in dhaawaca saraakiisha loo qaaday isbitalka ciidamada qalabka Memerial magaladatani Nairobi.
Ilaa iyo hadda ma cadda sababta keentay dhacdadaasi in kastoo ay socdaan baaritaano lagu xaqiijinaya. Balse Afhayenka Ciidamada Milatariga Zippoarah ayaa sheegtay in baarayaasha ay tageen goobta isla markaana ay xaqiijinayaan sababta shilka.
Diyaaradda oo ay leeyihiin ciidamada hawada dalka ayaa halkaasi ugu ambabaxday tababar dhanka howlgallada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments