Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Wefdi ka socda dowladda Sweden oo lagu soo dhaweeyay Baladweyn

Wefdi ka socda dowladda Sweden oo lagu soo dhaweeyay Baladweyn

Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya iyo Xubno kale oo ka socday Beesha Calaamka ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee Xarunta gobalka Hiiraan.
Wafdiga ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay maamulka gobalka, kan degmada iyo qeybaya kala duwan ee Bulshada.
Wafdigaan ayaa waxaa qeyb ka ah Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxmed Cumar ceymooy iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Hirshabelle.
Mas’uuliyiinta ayaa kormeer ku sameeyay mashaariic horay qeyb ka mid ah looga fuliyay halkaas, iyagoo sidokale tagay meelo kale oo ka mid ah magaalada Baladweyne una baahan in biyo xireeno laga sameeyo.
Kulan looga hadlayo horumarka mashaariicda deeganadaasi ayaa lagu wada inay masu’liyiinta yeeshaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments