Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Puntland oo qabatay Markab si sharci daro ah kusoo galay biyaha Soomaaliya

Puntland oo qabatay Markab si sharci daro ah kusoo galay biyaha Soomaaliya

Ciidamada badda maamulka Puntland ayaa gacanta markab Kalluumeysi oo si sharci daro ah uga kaluumeysanayay biyaha Soomaaliya sidda ay sheegeen Masuuliyiinta ciidanka maamulka Puntland.
Ciidanka Puntland ayaa sheegay in Markabkaan ay kasoo qabteen xeebta degmada Qandala ee Puntland ka dib markii ay ka war heleen in uu halkaasi ka waday Jariif.
Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidanka Badda Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in markabkaasi uusan wadan wax sharci ah, islamarkaana ay ku wareejiyeen hay’addaha Caddaaladda maamulka Puntland.
Ciidanka ayaa Markabkaan keenay dekedda degmada Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments