Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Maraykanka iyo Shiinaha oo ka wada hadlaya kulan ay yeelanayaan wasiirrada dibadda

Maraykanka iyo Shiinaha oo ka wada hadlaya kulan ay yeelanayaan wasiirrada dibadda

Dowladaha Maraykanka iyo Shiinaha ayaa waxaa u socdo wada hadallo ku aaddan in toddobaadka dambe wasiiradooda arrimaha dibadda ee kala ah Antony Blinken iyo Wang Yi ay kulmi karaan.
Waxaa uu qorshuhu yahay in mas’uuliyiintan ay ku kulmaan shirkada wadamada G20 oo lagu qabanaya Talyaaniga.
Waxaa sidatan ku warramaya wargeyska Financial Times oo soo xiganaya saraakiil xog ogaal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments