Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Cudurro ka dilaacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe

DHAGEYSO:Cudurro ka dilaacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe

Cudurrada Duumada iyo Shuban biyoodka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay ka dilaaceen tuulooyin hoos taga degmada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellada dhexe.
Dadka shacabka ah ee ku Nool tuulada MOYKO ayaa warbaahinta la hadlay.
Waxaa ayna sheegeen inay hadda wajahayaan Xaalad adag oo dhanka Binu’aadanimada ah.
Waxaa ay tilmaameen inay cudurro iyo Baahi isu daran tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments