Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka WFP oo ka digtay macaluul ay wajahayaan dad gaaraya 43 million

WFP oo ka digtay macaluul ay wajahayaan dad gaaraya 43 million

Warbixin ay soo saartay hayda qaramada midoobay u qaabilsan cunada ee WfP ayaa lagu sheegay in dad gaaraya 43-million oo ku kala nool 43-dal oo dunida ah ay wajahayaan xaladdo macaluul oo daran.
Warbixinta WFP, waxaa lagu sheegay in arinkani ay sabab u tahay xalddo dhawr ah oo is biirsaday kawaas oo kala ah dagaaladda ka socda qaar badan oo ka mida ah wadamada caalamka, Isbadalka cimiladda iyo jaha wareer dhaqaale oo soo wajahay in badan oo kamid dadkan .
Sido kale haydu waay sheegatay in sixirka maciishada oo kor u kacay uu qayb ka qaatay arinkan waxay dalbadeen aduun lacageed oo gaadhysa 6-billion oo doolarka marayakanka ah si wax loo qabto culaysyada dadkani ay wajahayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments