Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dhowr qof oo laga cabsi qaba inay ku dhintaan buundo ku duntay...

Dhowr qof oo laga cabsi qaba inay ku dhintaan buundo ku duntay Kangemi ee Nairobi

Afar qof ayaa la soo badbaadiyay ka dib markii qayb ka mid ah buundada cusub ee laga dhisayay Kangemi ee wadada Waiyaki ee ismaamulka Nairobi ay soo duntay gelinkii dambe ee shalay.
Labo ka mid ah dadkii ay ku soo duntay buundada oo dhaawac halis ah soo gaaray ayaa loola cararay isbitaalka si ay u helaan daryeel caafimaad.
Dhowr qof oo kale ayaa laga cabsi qabaa inay ku hoos xanniban yihiin burburka buundada balse waxaa socda dadaallo samatabixin ah.
Lama oga tirada dadka loo malaynayo inay ku hoos jiraan buundada duntay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments