Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya KUSU oo dalbatay in xilka laga qaado maamule ku xigeenka jaamacadda Maasai...

KUSU oo dalbatay in xilka laga qaado maamule ku xigeenka jaamacadda Maasai Mara

Ururka ay ku mideysan yihiin shaqaalaha jaamacadaha dalka ee (KUSU) ayaa dalbaday in xilka qaadis lagu sameeyo maamule ku xigeenka jaamacadda Maasai Mara Prof. Mary Walingo
Waxay sidoo kale soo jeediyeen in sida ugu dhakhsiyaha badan shaqada dib loogu soo celiyo madaxa arrimaha maaliyadda ee jaamacadaas Spencer Sankale.
Guddoomiyaha KUSU Dr. Phillip Onyango oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa sheegay in Spencer si aan cadaalad ahayn shaqada looga eryay ka dib markii uu shaaca ka qaaday fadeexad lagu lunsaday dhaqaalaha xaruntaasi waxbarasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments