Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Jubbaland oo sheegtay inay diyaariyeen halkii la dajin lahaa dadka qaxootiga ah...

DHAGEYSO:Jubbaland oo sheegtay inay diyaariyeen halkii la dajin lahaa dadka qaxootiga ah ee dalka ku soo laabanaya

Madaxweyne ku Xigeenka Koobaad ee Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay inay u diyaar Garoobeen Dib u dajinta Xaqootiga Soomaaliyeed ee ka imaanaya Xeryaha Qaxootiga dalka Kenya kuwaasoo wadankooda Hooyo dib ugu laabanaya.
Waxaa uu sheegay inay Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha Qaxootiga ay arrintaan kala hadleen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments