Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Magoha: Ha la yareeyo shaqaalaha aan barayaasha ahayn ee jaamacadaha

Magoha: Ha la yareeyo shaqaalaha aan barayaasha ahayn ee jaamacadaha

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa maamullada jaamacadaha wadanka ku boorriyay in ay dhimaan tirada shaqaalaha ee aan ahayn barayaasha.
Waxaa uu dhanka kale xusay in la doonayo in jaamacadaha ay la yimadaan siyaabo hal abuur ku saleysan oo ay dakhli ku abuuri karaan.
Prof. Magoha ayaa cadeeyay in dowladda dhexe saameynta ka dhalatay cudurka COVID19 awgii aynan kordhin doonin lacagaha ay siiso jaamacadaha.
Arrinkan ayuu wasiirku ka hadlay xilli uu ka qayb galay xafladda 43-aad ee qalin jabinta ee jaamacadda Egerton halkaasi oo shahaadooyin kala duwan lagu guddoonsiiyay 2185 oo arday ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments