Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Kuuriyada Koonfureed oo qafiifinaysa xayiraadaha COVID19

Kuuriyada Koonfureed oo qafiifinaysa xayiraadaha COVID19

Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in ay fududeyn doonto amarrada lagu xakameynaya faafitaanka cudurka COVID19 oo ay ka mid tahay kala fogaanshaha dadka.
Sidoo kale waxaa ilaa 6 qof loo oggolaanayaa in ay ka qayb galaan kulamada khaaska ah.
Hadda 4 ruux keliya ayaa loo ogolyahay in ay hal meel isugu tagaan.
Isbeddelkan cusub ayaa dhaqan gelaya koowda bisha toddobaad ee sanadkan sida laga soo xigtay dowladda Kuuriyada Koonfureed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments