Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dhimashada ka dhalatay COVID19 ee Brazil oo dhaaftay 500,000

Dhimashada ka dhalatay COVID19 ee Brazil oo dhaaftay 500,000

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Brazil ayaa dhimashada guud ee ilaa iyo hadda ka dhalatay cudurka COVID19 ku sheegtay in ka badan shan boqol oo kun .
Tirada xaaladaha caabuqa corona ee wadankaasi ayaa ah 17,883,750.
Toddobaadkii ugu dambeeyay waxaa gudaha Brazil maalin kasta laga diiwaangelinayay isku celcelis ahaan 2,000 oo xaalado cusub ah.
Wararka ayaa intaa ku daraya in ilaa iyo hadda boqolkiiba 11 ee shacabka ku nool dalkaasi laga tallaalay cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments