Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray saxidda imtixaanada

DHAGEYSO:Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray saxidda imtixaanada

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kormeer ku tagay xarumaha lagu saxayo imtixaanaadka shahaaddiga dugsiyada sare iyo dhexe ee wadanka Soomaaliya
Wasiirka oo warbaahinta faahfaahin siiyay ayaa xusay in imtixaanka uu jawi deggan ku soo gabagaboobay isaga oo macallimiinta saxaya kula dardaarmay in ay howsha sida habboon u gutaan.
Wasiirka ayaa sheegay in bisha toddobaad dhamaadkeeda la soo dhajin doono natiijada Imtixaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments