Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya oo laga furayo goobo lagu dhaqan...

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya oo laga furayo goobo lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka

Wafdi ka socda Wasaaradda amniga dowladda Soomaaliya ayaa waxay Kormeereen Goobaha ay ku jiraan shaqsiyaadka Al-shabaab ka soo goostay ee Ciidamada dowladda isku soo dhiibay Kuwaasoo halkaas dhaqan celin loogu Samaynayo.
Mas’uuliyiinta Wasaaradda amniga oo Kormeedkooda kadib Warbahainta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyeen goobaha ay Kormeereen iyo xaaladda halkaas ka jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments