Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya MD Farmaajo oo farriin u diray xoghayaha guud ee qaramada midoobay

MD Farmaajo oo farriin u diray xoghayaha guud ee qaramada midoobay

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee qaramada midoobay Antonio guterres, oo markii labaad dib loogu doortay inuu noqdo xoghayaha guud ee qaramada midoobay.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dawladda Soomaliya soo dhowaynayso inuu markale Antonio guterres noqdo xoghayaha guud, sidoo kale na ay dawladdu si hagar la’aan ah u taageerayso.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa waxaa uu kamid yahay mas’uuliyiinta sarsare ee sida dhow ula Shaqeeya dowladda Soomaaliya, waxaana uu ka hadlaa xaaladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments