Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mid ka mid ah mas’uuliyiinta xaafadda Islii oo ka hadlay gabdhaha la...

DHAGEYSO:Mid ka mid ah mas’uuliyiinta xaafadda Islii oo ka hadlay gabdhaha la la la’yahay

Maxamad Ismaaciil Shiine oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ee xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji magaalada Nairobi ayaa ka hadlay wararka been abuurka ah ee lagu faafinayo baraha bulshada taas oo ku aadan gabdhaha la afduubtay.
Waxaa uuna inooga warbixinayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee gabdho soomaaliyeed oo la sheegay in laga afduubtay xaafadaha Kayole iyo Islii ee Nairobi isagoona baaq u diray waalidiinta.
Waxaa uuna u warramay Cabdinuur Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments