Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 796 xaaladood oo Covid-19 oo laga diiwaan geliyay dalka

796 xaaladood oo Covid-19 oo laga diiwaan geliyay dalka

24-kii saacadood ee la soo dhaafay waxaa gudaha dalkani Kenya laga diiwaan geliyay 796 xaaladood oo cusub oo ah Covid-19.
Xaaladahan ayaa la helay ka dib markii la baaray dheecaan dhan 7392.
Tirada kiisaska guud ee dalka laga xaqiijiyay ayaa hadda ah 178,078.
Waxaa sido kale xanuunka ka bogsaday 328 bukaan waxayna tirada guud ee bogsashada ka dhigaysaa 122,346.
Tirada dhimashada ayaa gaartay 3,437 ka dib markii 3 qof ay u geeriyoodeen cudurka 24-kii saac ee la soo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments