Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 11 qof oo ku dhimatay daadadkii Nepal

11 qof oo ku dhimatay daadadkii Nepal

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in daadad iyo dhul go’o isbuucan saameeyay dalka Nepal ee koonfurta qaaradda Aasiya ay ku dhinteen 11 ruux.
Waxaa shakhsiyaadkan ka mid ah muwaadin u dhashay India iyo labo Shiinees ah oo gacanta ku hayay mashruuc horumarineed.
Saraakiisha samata bixinta ee Nepal ayaa maanta sheegay in weli 25 qof oo dheeraad ah la la’yahay.
Dhibaatadan ayaa timid ka dib roobab culus oo wadankaasi ka da’ay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments