Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Meydka Chris Kirubi oo la aasi doono Sabtida

Meydka Chris Kirubi oo la aasi doono Sabtida

Waxaa uu qorshuhu yahay in maalinka Sabtida la aaso meydka ganacsade caan ahaa oo dhawaan geeriyooday laguna magacaabi jiray Dr.Chris Kirubi.
Berri ayaa munaasabad baroordiiq ah loogu sameyn doonaa xaafadda Karen ee magaalada Nairobi.
Isniintii ayuu maalqabeenkan isaga oo 80 sano jir ah u geeriyooday cudurka kansarka.
Mas’uuliyiin badan oo uu ka mid yahay madaxweynaha wadanka Uhuru Kenyatta ayaa Kirubu ku tilmaamay shakhsi kaalin wayn ka soo qaatay wax soo saarka iyo kobaca dhaqaale ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments