Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo Booqday Barakacayaasha Tiyeeglow

DHAGEYSO:Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo Booqday Barakacayaasha Tiyeeglow

Wasiirka Gargaarka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur galbeed ayaa booqday dadka barakacayaasha ah ee ku nool degmada Xudur kuwaasoo ka Soo barakacay degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool.
Dadka Barakacayaasha ah ee Degmada Tiyeeglow ayaa mudo shan Sano ah ku noolaa waxayna deegaanadooda uga soo baracakeen dhibaatooyin ay Al-shabaab kala Kulmeen.
Masuuliyiinta Degmada Xudur iyo kuwa Gobolka Bakool ayaa warbaahinta la hadlay waxayna sheegeen inay Wasiirka ka Rajaynayaan inuu baahida deegaanka ka jirta uu Gaadhsiin doono hay’adaha Samafalka iyo Maamulka Koonfur Galbeed .


Wasiirka gargaarka Maamulka Koonfur Falbeed Cabdinaasir Caruush ayaa sheegay in ujeedada socdaalkoodu tahay sidii dadkaan loogu Gurman laaha Barakacayaasha ah ayna ku dadaalayaan arintaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments