Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxkamadda oo loo gudbiyay dacwad ka dhan ah miisaaniyadda dalka

Maxkamadda oo loo gudbiyay dacwad ka dhan ah miisaaniyadda dalka

Okiya Omtatah oo ka mid ah shakhsiyaadka u ololeeya xuquuqul aadanaha iyo maamul wanaagga ayaa maxkamadda geeyay dacwad uu kaga soo horjeedo miisaaniyad sanadeedka 2021-2022-ka ee wasiirka maaliyadda Ukur Yatani uu dhawaan baarlamaanka ka hor akhriyay.
Waxaa uu doonayaa in maxkamadda ay soo saarto amar wasaaradda looga hor istaagaya in ay adeegsato miisaaniyaddan.
Omtatah ayaa ku doodaya inuu dastuurka wadanka lagu xadgudbay.
Waxaa uu intaa ku daray in wasaaradda maaliyadda aynan xaddidin deymaha ay Kenya ka qaadato dalalka kale iyo hay’adaha maaliyadda sida ku xusan bayaanka miisaaniyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments