Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Fred Matiangi oo ciidamada ammaanka ugu baaqay in aynan shacabka awood...

Fred Matiangi oo ciidamada ammaanka ugu baaqay in aynan shacabka awood u adeegsan

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda howlaha dowladda dhexe Dr. Fred Matiang’i ayaa saraakiisha ammaanka ee wadanka u soo jeediyay in aynan awood xad dhaaf ah u adeegsan dadweynaha marka ay fulinayaan howlgallada kala duwan.
Waxaa uu xusay in ay lagama maarmaan tahay in diyaar garowga ku aaddan doorashada guud ee sanadka 2022-ka si wayn looga qayb geliyo dadweynaha.
Matiang’i ayaa sheegay in muhiimaddu aynan ahayn keliya in la qabto doorasho nabad ah balse mid wax ku ool ah.
Ciidamada ammaanka ayuu ku boorriyay in ay xiriir dhow oo wada shaqeyn ah la yeeshaan shacabka oo aynan ku dadalaan sidii boqolkiiba 50 loo yareyn lahaa adeegsiga awoodda xad dhaafka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments