Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wacyigelin ka dhan ah FGM-ka oo ka socoto Garissa

DHAGEYSO:Wacyigelin ka dhan ah FGM-ka oo ka socoto Garissa

Iyada oo maanta oo kale caalamka sanad kasta looga dabaal dego maalinka adduunka ee canugga Afrikaanka ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinaya xoola dhaqatada ay soomaalidu ka mid tahay ee ku aaddan in ay ka gudbaan gudniinka fircooniga ee FGM-ka iyo guurka degdegga ah.
Dadweynaha gaar ahaan waalidiinta ayaa lagu boorriyay in ay gabdhaha fursad buuxda u siiyaan waxbarashada oo aynan ku sameyn gudniinka fircooniga sidoo kalena aynan xilli hore nin u guurin.
Qaar ka mid ah dadweynaha Garissa ee ka faa’iiday barnaamijyada wacyigelinta ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments