Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ciidamada difaaca dalka oo loo diraya Congo

DHAGEYSO:Ciidamada difaaca dalka oo loo diraya Congo

Ciidamada gaashaan dhigga dalka ee KDF-ta ayaa ku biiraya saraakiisha howlgalka nabad sugidda ee dalka Congo.
Waxay halkaasi kula dagaallami doonaan fallaago dhibaatooyin ku haya shacabka oo ka soo horjeeda dowladda wadankaasi.
Taliyaha guud ee KDF-ta Robert Kibochi ayaa ciidamada ka qayb qaadanaya howlgalka u sheegay in ay sida habboon u gutaan waajibaadkooda .
Waxaa uu uga digay in ay ku lug lahaadaan falalka wax u dhimi karo sumcadooda.
Kibochi ayaa sheegay in saraakiisha difaaca laga doonayo in ay ilaaliyaan sumcadda Kenya ee gudaha dalkaasi Congo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments