Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mudanaha galbeedka Wajeer oo arrimo dhowr ah uga warramay warbaahinta Star

DHAGEYSO:Mudanaha galbeedka Wajeer oo arrimo dhowr ah uga warramay warbaahinta Star

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka galbeedka Wajeer Axmad Qolosh ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta Star waxaa uu ku faahfaahiyay qodobbo dhowr ah sida go’aanka guddiga IEBC ee ah in qofka xil qabanaya uu haysto shahaadada Degree ,hadal haynta ka dhalatay go’aankii madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uu dhinac iskaga dhigay magacaabidda 6 garsoorayaal ah iyo isbeddelka ku yimid hoggaanka sare ee ismaamulka Wajeer.
Mudanaha oo u warramay Cabdinuur Cali ayaa waxaa hadaladiisi ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments