Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyihii hore ee Wajeer oo ka hadlay isbeddelka dhanka hoggaanka ee dowlad...

DHAGEYSO:Guddoomiyihii hore ee Wajeer oo ka hadlay isbeddelka dhanka hoggaanka ee dowlad deegaankaas

Barasaabkii hore ee ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullaahi ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in laga gudbo jahwareerka ka dhashay isbeddelkii ku yimid hoggaanka dowlad deegaankaasi.
Waxaa uu sheegay inuu rajeynayo in la soo afjaro dacwadda uu maxkamadda geeyay guddoomiyihii xilka laga qaaday Maxamad Cabdi Maxamuud .
Sidoo kale waxaa uu ku taliyay in hadii Maxamad Cabdi la soo celiyo ama ku xigeenkiisii hore Axmad Cali Mukhtaar uu xilka sii hayo labaduba laga doonayo in ay bulshada u adeegaan oo aynan diiradda saarin in ay siyaasiyiinta keliya qanciyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments