Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka oo ku baaqay in la ixtiraamo warbaahinta

DHAGEYSO:Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka oo ku baaqay in la ixtiraamo warbaahinta

Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka Ken Lusaka ayaa ku baaqay in la ixtiraamo madax bannaanida saxaafadda.
Waxaa uu xusay in warbaahinta ay tahay awoodda afaraad ee dowladnimada islamarkaana ay wariyaasha mudan yihiin in shaqada ay qaranka u hayaan lagu xushmeeyo.

Hadalka guddoomiye Lusaka ayaa ku soo aadaya ka dib markii dhawaan barasaabka dowlad deegaanka Bungoma Wycliffe Wangamati uu wariye ka howlgalo warbaahinta maxaliga ee Royal Media uu u hanjabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments