Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Taliska xoogga dalka Soomaaliya oo la wareegay tuulooyin gobolka Bakool ka tirsan

DHAGEYSO:Taliska xoogga dalka Soomaaliya oo la wareegay tuulooyin gobolka Bakool ka tirsan

Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay deegaano dhowr ah kala Wareegeen Al-shabaab ka dib dagaal Gobolka Bakool ku dhexmaray Ciidamada Xoogga iyo Xubno Shabaab ah.
Taliyaha ururka 260-aad guutada 9-aad ee Qaybta 60-aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay Al-shabaab kala Wareegeen Tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmada Waajid ee Gobolka Bakool.
Tuulada Lafaale iyo deegaano kale oo ku teedsan ayay Ciidamada Xooggu kula Wareegeen Dagaal ay shabaab la galeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments