Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah dadka degmada Dayniille oo sheegay in dhul ay...

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah dadka degmada Dayniille oo sheegay in dhul ay leeyihiin xoog looga haysto

Kadib markii dhawaan uu Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya sheegay in Garoonka Degmada Dayniille uu dhawaan Shaqo bilaabayo ayaa waxaa soo baxaya dad sheegaya inay dhulka Garoonka laga dhisayo ayagu leeyihiin oo si sharci daro ah looga qaadanayo.
Qaar ka mid odayaasha sheegay in dhulka Garoonka Degmada Dayniille ay iyagu lee oo warbahainta Soomaaliya Magaalada Muqdisho kula hadlay ayaa madaxda dowlada waxay ugu baaqeen inay arintaan soo faragaliyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments