Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Hooyo uu wiil ka xanuunsan yahay ku dhawaad 7 sano oo...

DHAGEYSO:Hooyo uu wiil ka xanuunsan yahay ku dhawaad 7 sano oo muslimiinta caawimaad waydiisatay

Hooyo soomaaliyeed oo lagu magacaabo Muslimo Cali Idriis ayaa wiil ay dhashay uu ka xanuunsan yahay ku dhawaad toddobo sano.
Waxay noo sheegtay in xaaladda caafimaad ee wiilkeeda aan wax looga qaban karin gudaha dalka sidoo kalena tabar darro dhaqaale awgeed aynan bixin karin qarashaadka.
Muslimo waxay ku nooshahay xerada qaxootiga ee IFO waxaana wiilkeeda ka muuqdato xaalad uu qof kasta oo damiir baniaadanimo leh oo arko uu ka naxaya.

Waxaa sidoo kale culeyska haysta hooyadan nooga warrantay xabiibo sheekh Xuseen.

Si loo caawiyo Muslimo waxaa lagala xiriiri karaa nambarrada kala ah 0799977168 ama 0745401659.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments