Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Baarlamaanka Israa’iil oo dooranaya ra’iisul wasaare cusub

Baarlamaanka Israa’iil oo dooranaya ra’iisul wasaare cusub

Baarlamaanka Israa’iil ayaa maanta u codeynaya xukuumad cusub oo 12 sano ka dib beddelaysa maamulka Benjamin Netanyahu
Netanyahu oo 71 sano jir ah ayaan ku guulaysan inuu xukuumad soo dhiso ka dib doorashadii dhacday 23-kii bishii saddexaad ee sanadkan.
Doorashadan ayaa ahayd midii afaraad ee la qabtay muddo labo sano gudahood ah.
Maamulka cusub ee ay maanta xubnaha baarlamaanka Israa’iil u codeynayaan ayaa looga fadhiyaa mideynta shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments