Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Nin dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska oo 4 bilood la xiray

Nin dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska oo 4 bilood la xiray

Maxkamad ku talla dalka Faransiiska ayaa xukun xabsi oo afar bilood ah ku riday nin maalmo ka hor dharbaaxay madaxweynaha wadankaasi Emmanuel Macron.
Maxkamadda ayaa markii hore soo saartay xukun ah 18 bilood ka hor inta aan laga qafiifin eedeysanaha.
Damien Tarel, oo 28 sano jir ah ayaa xabsiga ku jiray tan iyo talaadadii oo uu dhibkan madaxweyne Macron ugu gaystay goob fagaaro ah xilli uu doonayay inuu salaamo.
Saraakiisha dacwad soo oogidda ayaa falkan uu ninkan ku kacay ku tilmaamay rabshad aan marnaba la aqbali karin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments