Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Maleeshiyaad Hubaysan oo xalay weeraray saldhiga booliska Buulo-Burde

Maleeshiyaad Hubaysan oo xalay weeraray saldhiga booliska Buulo-Burde

Wararka ka imaanaya Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayan in Xalay ay Saldhiga Degmadaasi Weerareen Koox Hubaysa oo diidanaa qof ku Xirnaa Saldhiga Ciidanka booliska ee Magaalada Buulo-Burde.
Wararka ayaa sheegaya inuu jiro Khilaaf soo kala Dhexgalay Gudoomiyaha degmada Buulo-Burde iyo Taliyaha ciidanka Saldhiga Ciidanka booliska ee Degmadaas.
Weerarka ay Xalay Maleeshiyaadka Hubaysani ku qaadeen Saldhiga Degmada Buulo-Burde ayaa la sheegay inay isku dayayeen inay xoogg ku soo furtaan qofka la xiray oo ay xarigiisa diidanaayee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments