Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Qiimaha hilibka xoollaha magaalada Jowhar oo sare u kacay

DHAGEYSO:Qiimaha hilibka xoollaha magaalada Jowhar oo sare u kacay

Waxaa laga soo waramayaa inuu si aad ah sare ugu kacay Qaymah Hilibka lagu kala Iibsado Suuqa Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle sidoo kalena ah Xarunta Gobolka shabeelada Dhexe.
Ganacsatada Suuqa Hilibka Magaalada Jowhar ayaa sheegay inuu Qaymaha Hilibku sare u kacay Maadaam Magaaladaas uu wabiga shabeelle si aad ah ug fatahay ayna adag tahay in Xoolaha Miyiga laga Keenayo magaalada la soo gaadhsiiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments