Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Maraykanka oo 500 oo milyan oo ah daawooyinka COVID19 ugu deeqaya 100...

Maraykanka oo 500 oo milyan oo ah daawooyinka COVID19 ugu deeqaya 100 waddan

Dowladda Maraykanka ayaa shirkadaha soo saaro daawooyinka tallaalka ee lagula tacaalo cudurka COVID19 la saxiixatay heshiis ah in ay ku soo warejiyaan 500 oo milyan oo daawooyinkan ka mid ah.
Maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in daawooyinkan uu ku taageeri doono ilaa 100 dal oo ah kuwa uu dhaqalahoodu hooseeya .
Sidoo kale waxaa qayb ka mid ah lagu wareejin doonaa midowga Afrika muddo sanad gudihii ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments