Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Nin xaaskiisa ku dilay Kwale oo la xiray

Nin xaaskiisa ku dilay Kwale oo la xiray

Ciidamada waaxda dambi baarista dalka ayaa gacanta ku dhigay eedeysane loo haysto inuu xaaskiisa ku dilay ismaamulka Kwale ee gobolka xeebta.
Hamatton Ismaaciil Karisa oo loo yaqaano Ismaaciil Ismael Charo ayaa falkan gaystay horraantii sanadkan.
Waxaa la soo qabtay xilli uu isku dayay inuu u gudbo dhanka dalka Tanzania.
Laamaha ammaanka ayaa eedeysanaha raadinayay tan iyo xilligii uu xaaskiisa dilay .
Waxaa uu hadda ku jiraa saldhigga booliska waxaana la filayaa in maxkamadda la soo taago si uu uga jawaabo eedeynta loo soo jeediyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments